Dugsiga Quraanka oo si casri ah loo maamulo Quran school management, built for the dugsi
Al-Furqaan waa app ay macallimiinta, maamulka dugsiga iyo waalidku ku wada socdaan xifdiga ardayga: casharka maalinlaha ah, muraajacada, imaanshaha iyo warbixinnada. Al-Furqaan is an app where teachers, school admins and parents follow each student's memorization together: daily lessons, revision, attendance and reports.
Isku day app-ka Try the appHadda waxaa isticmaala dugsiyo ku jira tijaabada koowaad. Now in pilot use by Quran schools.
Qof walba wuxuu helaa waxa uu u baahan yahay Each person gets what they need
MacallinkaTeachers
- Casharka arday walba waxaa lagu qoraa suurad iyo aayad. Juz-ka iyo bogga app-ka ayaa xisaabiya. Record each student's lesson by surah and ayah. The app works out the juz and page.
- Imaanshaha hal taabasho ayaa lagu calaamadiyaa. Mark attendance with one tap.
Maamulka dugsigaSchool admins
- Warbixin muddo kasta ah: ardayda casharka ka bixi weyday, kuwa maqnaa, iyo kuwa ugu xifdiga badan. Reports for any period: who did not pass, who was absent, and who memorized the most.
- Ardayda, macallimiinta iyo mustawayaasha hal meel ayaa laga maamulaa. Manage students, teachers and levels in one place.
WaalidkaParents
- Fariin ayaa u timaada marka ardaygu maqnaado ama casharka ka bixi waayo. A message when their child is absent or does not pass a lesson.
- Warbixin bille ah oo muujinaysa halka uu ardaygu Quraanka ka marayo. A monthly summary showing where their child has reached in the Quran.
Ku saabsan Alfurqaan About Alfurqaan
Alfurqaan waxaa la aasaasay 1-dii Janaayo 2026. Waxaa dhisay dhallinyaro horumariyeyaal ah oo wada shaqeeya, xaruntooduna tahay Garoowe. Alfurqaan was founded on 1 January 2026 by a team of young developers working together, based in Garowe.
- AragtidaVision
- In barashada Quraanka la casriyeeyo. To modernize Quran learning.
- HadafkaMission
- In la isku xiro waalidka, ardayga iyo dugsiga. To connect parent, student and school.
- QiyamkaValues
- Hal-abuur, wada shaqeyn iyo adeeg tayo leh. Innovation, collaboration and quality service.
Nala soo xiriir Contact us
EmailEmail
info@al-furqaan.app
XafiiskaOffice
Waddada Meereysane, Garoowe, Puntland, Soomaaliya
Meereysane Road, Garowe, Puntland, Somalia