Al-Furqaan
Waa la soo rarayaa... Internet gaabis ah wuxuu qaadan karaa hal daqiiqad.

Al-Furqaan

Al-Furqaan waa app ay macallimiinta, maamulka dugsiga iyo waalidku ku wada socdaan xifdiga ardayga: casharka maalinlaha ah, muraajacada, imaanshaha iyo warbixinnada.

Hadda waxaa isticmaala dugsiyo ku jira tijaabada koowaad.

Tijaabadan waa qaybta macallinka. Isbeddelku wuxuu ku jiraa browser-kaaga oo keliya; "Dib u bilow" ama dib u furidda boggu way tirtiraan. Tijaabadan wax lama diro.

Nala soo xiriir

Subax ama galab

Galabta, ardayga subaxnimo maqnaa wuxuu helaa "Wuu yimid".

Waxaad isku dayi kartaa

al-furqaan.app